Saturday, June 15, 2019

Barnaamijyada

Ciidamo Kenyan ah Oo Lagu Laayay Gobalka W.bari.

Al-Shabaab ayaa sheegtay in Kolonyo ay la socdeen Ciidamo Kenyan ah ay qarax kula eegteen deegaan ku dhow magaalada Gaarisa ee Gobolka...

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kormeeray Xarumo Booliisku Is-xilqaan Ku Dhisayaan .

a’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa kormeeray xarunta laanta ilaalinta canshuuraha, xarunta hoggaanka ciidanka Daraawiishta booliiska iyo...

Maxaad Ka Taqaana dawlada UGu Hub Iibsashaad Badan Dunida+ Guji Halkan.

Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa noqotay dowladda ugu soo iibashada badan hubka laga soo bilaabo sanadkii 2014 illaa 2018 Sida...

Dagaal u dhaxeeya Yuusuf Dabageed iyo HirShabelle oo ka qarxay Hiiraan

 Faafaahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal culus oo goor dhow ka qarxay deegaanka Kala-Bayrka ee gobolka Hiiraan.

Nimcaan Hillaac oo xil cusub loo magacaabay.

Fanaanka weyn Nimcaan C/raxmaan Hillaac ayaa maanta loo magacaabay xil cusub, kadib wareegto kasoo baxday xafiiska wasiirka warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Maareeye.

Kenya oo xirtay xuduudda Soomaaliya kuna dhowaaqday inay joojisay ganacsigii labada...

Dowladda Kenya ayaa ku dhowaaqday inay xirtay xuduuddii Soomaaliya, islamarkaana joojisay gebi ahanba ganacsigii kaga iman jiray Soomaaliya. Goobta...

Dib u eegis lagu sameynayo qorshaha sugida Amniga Caasimadda Muqdisho

hir looga hadlayay ammaanka iyo howlgallada ka socda caasimada ayaa xalay lagu qabtay xarunta aqalka dowladda hoose ee Xamar, waxaana guddoomiyay guddoomiyaha...

Muuqaal=Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan La Qaatay Golaha Dhaqaalaha Qaranka.

 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre, ayaa Golaha Dhaqaalaha Qaranka la qaatay kulan looga hadlay dardar gelinta qorsha...

SAWIRO=Ra’iisul Wasaare Khayre Oo La Kulmay Agaasimaha Siyaasadda Wasaaradda Arrimaha Dibadda...

Ra'iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay agaasimaha guud ee siyaasadda ee wasaaradda arrimaha dibadda...

Madaxda Galmudug oo beeniyey in uu khilaaf soo kala dhex galay

Maamulka Galmudug ayaa war kasoo saaray warar dhowaanahaanba la isla dhexmarayay, kuwaas oo sheegayey in khilaaf uu soo kala dhex galay hoggaanka...